Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Daahfuray Olole Caafimaad oo Dadka Abaartu Saamaysay Loogu Gurmanayo (DHEGAYSO)

HomeWararka

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Daahfuray Olole Caafimaad oo Dadka Abaartu Saamaysay Loogu Gurmanayo (DHEGAYSO)

Madaxweyne ku-xigeenka, ahna ku simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta magaalada Garoowe ka daahfuray olole caafimaad oo loogu gurmanayo dadka ay saameeyeen abaarahan ku dhuftay deegaamada Puntland. Wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa munaasabadda ku soo bandhigtay kooxo caafimaad oo loo carbiyey inay gurmadka dadka ay abaartu saamaysay. DHEGEYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58eca8ea04010058e21c367e/Codka+Camay+.MP3

GUDDOOMIYE CABDI XAASHI “Heshiiska Shirka Baydhabo anaga qeyb kama nihin” (dhegayso)
Galmudug oo ka hadashay dagaal xalay ka dhacay Dhuusamareeb (Sawirro)
Kulan looga hadlaayey xoojinta wada shaqeynta Garsoorka iyo Booliska oo Muqdisho lagu qabtay

Madaxweyne ku-xigeenka, ahna ku simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta magaalada Garoowe ka daahfuray olole caafimaad oo loogu gurmanayo dadka ay saameeyeen abaarahan ku dhuftay deegaamada Puntland.

Wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa munaasabadda ku soo bandhigtay kooxo caafimaad oo loo carbiyey inay gurmadka dadka ay abaartu saamaysay.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: