Ra’iisul Wasaare Khayre oo Jaangooyey Saacadaha Shaqada Shaqaalaha Xukuumadda

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Jaangooyey Saacadaha Shaqada Shaqaalaha Xukuumadda

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wareegto ku soo saaray xilliga shaqaalaha dowladda ay shaqada soo gelayaan kana baxaya

Mareykanka oo ka carooday tallaabo uu qaaday Sacuudiga
Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb oo dib loo furay iyo ciidamadii ku sugnaa oo laga qaaday
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wareegto ku soo saaray xilliga shaqaalaha dowladda ay shaqada soo gelayaan kana baxayaan.

Wareegto ka soo baxay xafiiska Wasiirka koowaad ayaa lagu faray in dhammaan shaqaalaha dowladda ay isbuucii shaqeeyaan 48 saacadood, iyadoo maalin waliba ay shaqada soo gelayaan 8:00 subaxnimo ayna ka baxayaan 04:30 Galabnimo.

ARAG QORAALKA KORE

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0