Maamulka Degmada Caluula oo Ka Hadlay Mashaariic Laga Hirgeliyey Degmadaasi (DHEGAYSO)

HomeWararka

Maamulka Degmada Caluula oo Ka Hadlay Mashaariic Laga Hirgeliyey Degmadaasi (DHEGAYSO)

Gudoomiyaha degmada Caluula ee gobolka Gardafuu mudane Cabdirisaaq Siciid Dool, oo maanta waraysi gaar ah siinayey Radio Daljir ayaa ka warbixiyey arr

Wasiirka Cafimaadka Dalka Turkiga oo Gaaray Muqdisho
Warka Caweysin iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Tobanka mas (snakes) iyo abeesooyinka ugu khatartsan Afrika (sawiro)

Gudoomiyaha degmada Caluula ee gobolka Gardafuu mudane Cabdirisaaq Siciid Dool, oo maanta waraysi gaar ah siinayey Radio Daljir ayaa ka warbixiyey arrimaha horumarineed ee degmadaasi iyo mashaariic laga hirgeliyey.

Gudoomiye Dool ayaa ka hadlay mashaariic horumarineed oo degmada laga hirgeliyey, wax soo saarka kalluumaysiga iyo qaban qaabada dhismaha golaha deegaanka degmadaasi, waxaana waraystay Xasan Haykal.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: