Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Gedo

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Gedo

Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay guddoomiyaha gobolka Gedo iyo afar xubood oo kale oo ka hoos shaqayn doona, ahna maamulka xafiisyada heer gobol. Magacaabistaan ayaa imaanaysa xilli gobolka Gedo muddo dhawr sano ah uu si iskiis ah isku maamulayey, diidanaana maamulidda iyo magacaabidda ka timaadda Kismaayo oo ah xarunta KMG ah ee Jubbaland.

Madaxwayne Farmaajo oo Hambalyo udiray dhigiisa Turkiga
Taliska Bilayska gobolka Bari oo sheegay inay 4 qof u qabteen fal bini’adanimada kadhan ah
Madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda dhexe oo ku kulmaya Baydhabo

Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay guddoomiyaha gobolka Gedo iyo afar xubood oo kale oo ka hoos shaqayn doona, ahna maamulka xafiisyada heer gobol.

Magacaabistaan ayaa imaanaysa xilli gobolka Gedo muddo dhawr sano ah uu si iskiis ah isku maamulayey, diidanaana maamulidda iyo magacaabidda ka timaadda Kismaayo oo ah xarunta KMG ah ee Jubbaland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: