Safiirka Maraykanka ee Soomaliya oo gaarey Hargeysa.

Safiirka Maraykanka ee Soomaliya oo gaarey Hargeysa.

Magaalada Hargeysa waxaa goor dhaweyd gaarey wafti ka socda Safaarada Maraykanka ee Soomaliya oo uu hogaaminayo sii hayaha Safiirka Maraykanka ee Soomaliya Tim Trenkle kaas oo la kulmi doona Madaxweynaha Maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi.

Safarka safiirka ayaa la xiriira dagaalka maalintii 18 aad ka socda laascaanood iyo kacdoonka shacabka SSC ay kaga hor yimaadeen Maamulka Soomaliland Maraykanka ayaa horay ugu baaqay Maamulka Hargeysa joojinta duqeymaha dadka rayidkanah balse taas ayaan joogsan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0