Wasiir dowlaha wasaaradda amniga gudaha Galmudug oo tababar u soo xiray ciidamo gaaraya 200 askari

HomeWararka

Wasiir dowlaha wasaaradda amniga gudaha Galmudug oo tababar u soo xiray ciidamo gaaraya 200 askari

Wasiir dowlaha wasaaradda amniga gudaha Galmudug Cabdullaahi Axmed Calasoow ‘Shiine’ ayaa maanta Dugsiga tababarka degmada Cadaado ee gobolka Galguduu

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Warka DDM iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed Garoowe (Daawo)

Wasiir dowlaha wasaaradda amniga gudaha Galmudug Cabdullaahi Axmed Calasoow ‘Shiine’ ayaa maanta Dugsiga tababarka degmada Cadaado ee gobolka Galguduud tababar ugu soo xiray ciidamo gaaraya 200 askari, kuwaas oo ka mid noqonaya Ciidanka Booliska Galmudug.

Ciidamadan oo ah dufcaddii 1-aad, qeybtooda 2-aad ee Booliska Dowlad Goboleedka Galmudug, ayaa qaatay tababar sare, kaas oo u socday muddo Saddex bil ah.

Munaasabadda tababarka loogu soo xiray ciidamadaan ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa agaasimayaasha Wasaaradda Amniga, Guddoomiye ku xigeenka degmada Cadaado, Taliyaha Tababarrada iyo Qorsheynta Booliska Galmudug iyo Taliyaha Dugsiga Tababarrada Booliska degmada Cadaado.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: