Maxay ka wada hadleen RW Xamse & Safiirka Cusub ee Imaaraadka?

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen RW Xamse & Safiirka Cusub ee Imaaraadka?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Isutagga Imaaraadka C

JIGJIGA OO LAGU QABTAY BANAANBAX LAGU TAAGEERAYAY WAXQABADKA DOWLADDA (daawo)
Wasaarada Waxbarashada Puntland oo Maanta ku dhawaaqeysa Natiijada imtixaanaadka dugsiyada sare
Siyaasi Daahir Ciiro Tageeray Qodobada Shirkii Kismaayo (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Ahmad Juma Al Rumaithi.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay sii adkeynta iskaashiga iyo xiriirka u dhaxeeya labada waddan iyo dardargelinta taageerada dhinacyada kala duwan ee ay dowladda Imaaraadku siiso Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa soo dhaweeyay danjiraah cusub, isaga oo sheegay inay dowladda Soomaaliya si wanaagsan ula Shaqeyn doonto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: