Soomaalida Canada oo caddaalad u raadinaya Hodan Hashi  oo ah haweeney dalkaasi lagu dilay Bishan

HomeWararka

Soomaalida Canada oo caddaalad u raadinaya Hodan Hashi oo ah haweeney dalkaasi lagu dilay Bishan

Isu soo baxyo caddaalad looggu raadinayo Hodan Hashi, oo bilowgii bishaan lagu dilay magaalada Saskatoon ee gobalka Saskatchewan, ayaa ka socda magaal

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Laascaanood maanta bil kaddib dagaalkii Dhuuma-badane
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Isu soo baxyo caddaalad looggu raadinayo Hodan Hashi, oo bilowgii bishaan lagu dilay magaalada Saskatoon ee gobalka Saskatchewan, ayaa ka socda magaalooyin kala duwan oo ku yaalla dalka Canada.

Mudaharaadkaan maahan mid ku kooban Soomaalida. Sidoo kale waxaa qeyb ka ah dibad baxyadan dadka Muslimiinta ah, iyo dadka madowga ee reer Canada.

Soomaalida ayaa dalbanaya in hannaanka garsoorka ee dalka Canada ay dadku u sinnaadaan. Dilka haweeneyda Soomaalida ah, ayaa yimid kadib markii uu muran dhex marey haweeney kale.

Haweeneydii dishay Hodan Hashi, ayaa waxaa lagu sii daayey damiin.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: