Madaxweynaha Puntland oo Garacad gaaray & dekadda Garacad oo maanta la furayo

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Garacad gaaray & dekadda Garacad oo maanta la furayo

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Dani ayaa soo gaaray Garacad xubnaha labada gole ee Dowlada ayaa ku sodhaweeyay garoonka Dekadda Garacad oo

Weerar ka dhacay Daanta Galbeed oo lagu dilay laba Falastiiniyiin iyo sarkaal Israa’iili ah
Muhaajiriintii ugu badnayd oo gaaray xuduuda Maraykanka ee Mexico
Madaxweynaha Puntland oo amaro culus dul dhigay saraakisha Puntland (Daawo)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Dani ayaa soo gaaray Garacad xubnaha labada gole ee Dowlada ayaa ku sodhaweeyay garoonka

Dekadda Garacad oo ah mashruuca ugu weyn ee Reer Puntland ku guulaysteen ayaa maanta la filaya in la daahfuro wajigiisa 1-aad,waxaana furitaanka dekaddan qaabka isku tashiga ah lagu dhisay ka qayb galaya madax kala duwan oo dal iyo dibadba kasocda.

Madaxweynaha DFS Xasan sheekh ayaa daahfuri doona maanta oo sabti ah dekaddan Caalamiga ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: