Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya dalkeenna

HomeWararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya dalkeenna

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya dalkeenna Amb. Hassa

Xulashada Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garoowe (dhegayso)
Guddoomiye Siciid Anteeno: “Annagu waxaan doonaynaa doorasho furan”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya dalkeenna Amb. Hassan bin Hamza Hashem.

Danjiraha ayaa marka hore u yimid dhambaal salaan ah, oo uga siday Guddoomiyaha Golaha Shuuradda Baarlamaanka dowladda Qatar mudane Hassan bin Abdulla Al-Ghanim, taas oo ku aaddan doorashadii uu Gudoomiyaha ku soo baxay iyo Sidoo kale sidii wanagsaneyd uu ku soo geba gabeeyay doorashadii lagu doortay Madaxweynaha JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa dhankiisa dowladda Qatar ku dhiiro geliyey inay sii laba laabto taageerada joogtada ee ay la garab taagan yihiin Shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: