Madaxweynihii dalka Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed  oo geeriyooday

HomeWararka

Madaxweynihii dalka Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed oo geeriyooday

Madaxweynihii dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa geeriyooday, sida ay goordhow shaacisay wakaaladda wararka ra

Wasiirka Arrimaha dibadda DFS oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya
Maamulka Jubbaland oo iibsaday diyaarad (Sawiro)
Jaamacada baraiga afrika faraceeda degmada burtinle ayaa soo gabagabaysay imtixaanka sanad dugsiyeedka 2021 2022

Madaxweynihii dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa geeriyooday, sida ay goordhow shaacisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee dalkaas ee WAM.

“Wasaaradda Arrimaha Madaxtooyada waxay shacabka Imaaraadka Carabta iyo Dunida Islaamka uga tacsiyeyneysaa geeriday Sheikh Khalifa bin Zayed Al-Nahyan oo geeriyooday Jimce 13-ka May,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wakaaladda WAM.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: