Madaxweyanaha Jubbaland Garoonka oo dhagax dhigay garoonka diyaaraha Ceelwaaq

HomeWararka

Madaxweyanaha Jubbaland Garoonka oo dhagax dhigay garoonka diyaaraha Ceelwaaq

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo si cas

Dowladda oo joojisay, qorista & dhoofinta Shaqaale Ama xoogsato Soomaaliyeed
Aqoonyahan ka hadlay is casilaadi RW khayre (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo si casri ah loo dhisi doono.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ay diyaar yihiin dhismaha golaha deegaanka Degmooyinka gobolka Gedo isla markana lagu bilaabi doono Degmada ceelwaaq iyadoo ay daba socdaan mashaariicda iyo hormarinta adeegyada bulshada ee guud ahaan Gobolka.

Waxaa Madaxweynahu uu intaas ku daray inay diyaar tahay Lacagta dhismaha garoonka diyaaradaha Degmada Ceelwaaq isla markana dhawaan la xayaysiin doono qandaraaska dhismaha garoonka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: