Guddiga doorashada oo weli wada diiwaangelinta iyo….

HomeWararka

Guddiga doorashada oo weli wada diiwaangelinta iyo….

Guddiga doorashada oo weli wada diiwaangelintii iyo bixinta shahaadooyinkii xildhibaannimo. Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer f

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar | Daljir Gaalkacyo (daawo)
Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Abwaan Cali Food: “Umadda yahey Nasteexada Gartoo nabada xoojiya’
Guddiga doorashada oo weli wada diiwaangelintii iyo bixinta shahaadooyinkii xildhibaannimo.
Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer federaal ayaa weli ku hawlan bixinta shahaadooyinka xildhibaannada labada aqal ee Soomaaliya.
Muddo todobaad ah ayay socotaa bixinta shahaadooyinka xildhibaannimada oo laga qaato xarunta guddiga doorashooyinka, halka sidoo kale xildhibaannadu isla Asbuucaasi ay qaadanayeen kaararka aqoonsiga mudanayaasha, kuwaasi oo iyana laga qaato xarumaha baarlamaanka.
Ku dhawaad 200 oo mudane ayay maraysaa tirada baarlamaan ee qaatay shahaadada iyo kaararka aqoonsiga, kuwaasi oo iskugu jira labada aqal baarlamaan ee Soomaaliya.
Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: