FAAFAAHIN DHEERI AH OO KASOO BAXEYSA QARAX KA DHACEY MUQDISHO

HomeWararka

FAAFAAHIN DHEERI AH OO KASOO BAXEYSA QARAX KA DHACEY MUQDISHO

Warka naga soo gaaraya ayaa sheegaya Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolkan Banaadir ayaa uu ka dhacay Wadada 21ka October

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qayb galay Xuska Boqol-guurada kasoo wareegatay halgankii Daraawiishta
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Xildhibaan hore DFS Cabdilaahi Cabdulle Magan oo xildhibanada cusub ee Puntland Fariin u diray

Warka naga soo gaaraya ayaa sheegaya Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolkan Banaadir ayaa uu ka dhacay Wadada 21ka October ee Dagmada Waabari.

Wararka la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxa uu ahaa Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaas oo lagu weeraray Gaari ay wateen Saraakiil katirsan Ciidanka dowladda xilli ay marayeen meel u dhow Wadada aada Airporka ee ka baxda dhinaca Wadada 21ka October.

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qaraxa, waxaana wadada xiray Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya, iyaga oo u diidaya inay wadada maraan Gaadiidka iyo Shacabka intaba.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: