GAROWE: Guddoomiyihii Guddiga Doorashada Puntland ee TPEC oo iscasilay

HomeWararka

GAROWE: Guddoomiyihii Guddiga Doorashada Puntland ee TPEC oo iscasilay

Gudoomiyihii Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa iska casiley xilkii gudoomiye nimo ee TPEC iyo Xubinimadii Gudigaasi

Gaas oo Gaalkacyo Dhagaxdhigay Gagi Cusub oo Diyaaradeed
Kenya oo Sheegtay Inay Dishey Taliye Ka Tirsanaa Alshabaab (AKHRISO)
Cabdirashiid Xidig:“ Ugu dambeyn Waan xalinay khilaafki annaga iyo Axmed noo dhexeyey (Daawo)

Gudoomiyihii Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa iska casiley xilkii gudoomiye nimo ee TPEC iyo Xubinimadii Gudigaasi kadib caqabado uga yimi Guddigaasi darteed.

“Waxaan qorshaynayay inaan qayb kasii ahaado shaqada adag ee Xubnaha Sare iyo Shaqaalaha Guddigu u hayaan bulshada reer Puntland, laakiin duruurfo iga hor yimid dartood waxaan goostay inaan banneeyo booska,” ayuu yiri Guuleed Saalax

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: