SIYAASI AXMED SICIID AW-NUUR: “WIILKEYGA OO LAGU XIRAY GAROWE WAA LA IIDIIDAY INAAN ARKO” (daawo)

HomeWararka

SIYAASI AXMED SICIID AW-NUUR: “WIILKEYGA OO LAGU XIRAY GAROWE WAA LA IIDIIDAY INAAN ARKO” (daawo)

Siyaasi Axmed Siciid Aw-nuur ” Wiilkayga oo lagu xiray Garoowe waxaa la ii diidey inaan arko oo booqdo waana la iga soo celiyey meeshii uu ku xirnaa, Saraakiishu waxay ii sheegeen inay amar Madaxweyne qabaan oo cidi arki karin wiilka,”

Madaxda Qaranka oo ka qeybgalay salaadda janaasada Marxuumad Xasno
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo Muqdisho soo gaaray rajo wanaagsana ka muujiyay shirka Amniga Qaranka ee ka dhacaya Muqdisho
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa Ereteriya

Siyaasi Axmed Siciid Aw-nuur ” Wiilkayga oo lagu xiray Garoowe waxaa la ii diidey inaan arko oo booqdo waana la iga soo celiyey meeshii uu ku xirnaa, Saraakiishu waxay ii sheegeen inay amar Madaxweyne qabaan oo cidi arki karin wiilka,”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: