Maxaa looga hadlay Shirka Madasha Arrimaha Abaaraha ee dalka? (daawo)

HomeWararka

Maxaa looga hadlay Shirka Madasha Arrimaha Abaaraha ee dalka? (daawo)

Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa uu ka furmay Hangarka Xerada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho, iyada oo uu fu

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (daawo)
Saameynta Xayiraada duulimaadyada Kismaayo.(Daawo)

Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa uu ka furmay Hangarka Xerada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho, iyada oo uu furay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiirka Gargaarka, maareynta & Musiibooyinka Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiirada Gargaarka Shanta Dowlad Goboleed, Gobolka Banaadir, isku Duwaha Howlaha Arrimaha Bani’aadamnimo ee Xafiiska Qaramada Midoobey ee Somaalilya Adam Abdulmoula iyo qaar kamid ah Deeq bixiyeyaasha Calamiga ah.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: