Puntland: Khamriga iyo Xashiishada oo maalin walba fagaare lagu gubo, hadana wali waa tabtii” (daawo)

HomeWararka

Puntland: Khamriga iyo Xashiishada oo maalin walba fagaare lagu gubo, hadana wali waa tabtii” (daawo)

Puntland: Khamriga iyo Xashiishada oo soo badanaya, Maxkamadaha oo Xukumaya & Booliska oo gubaya, hadanay wali waa tabtii, halkee ayay iska qaban la’dahay? Taliya qeybta gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Jaamac(Dagale) ayaa leh, iyagoo Xabsiga ku jira ayay ganacsigooda wataan kuwa aan soo qabanay” Sawirro.

Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (daawo)
Puntland: Hay’ada Care oo Kaamamka barakacayaasha ka fulinaysa olole nadaafadeed (Daawo)
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Puntland: Khamriga iyo Xashiishada oo soo badanaya, Maxkamadaha oo Xukumaya & Booliska oo gubaya, hadanay wali waa tabtii, halkee ayay iska qaban la’dahay? Taliya qeybta gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Jaamac(Dagale) ayaa leh, iyagoo Xabsiga ku jira ayay ganacsigooda wataan kuwa aan soo qabanay”

Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: