Farmaajo iyo Rooble oo heshiis gaaray (daawo)

HomeWararka

Farmaajo iyo Rooble oo heshiis gaaray (daawo)

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo wada hadal yeeshay ayaa xal ka gaaray arrimihii lagu kala aragti duwanaa, iyagoo soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan qodobbadii lagu heshiiyay. Daawo.

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Banaanbaxyo lagu diidanyahay mowshinka ka dhanka ah madaxwaynaha oo kasocda Muqdisho
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir kampala (dhegayso)

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo wada hadal yeeshay ayaa xal ka gaaray arrimihii lagu kala aragti duwanaa, iyagoo soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan qodobbadii lagu heshiiyay.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: