Wasiirka Qorsheynta DFS oo la kulmay wafdi kasocda Shiinaha

HomeWararka

Wasiirka Qorsheynta DFS oo la kulmay wafdi kasocda Shiinaha

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta ku qaabilay xaf

Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo cFataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Qiimaha Khudaarta oo Puntland meeshii ugu saraysay gaartay, sababta xiisadda Oromada iyo Soomaalida(dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa safiirka cusub ee dowladda Shiinaha u soo magacawday Soomaaliya, Mr. Fei Shengchao.

labada mas’uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo horumarka ee u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah.

Dowladda Shiinaha ayaa waxaa ay kamdi tahay dowladaha taageerada siiya Soomaaliya, waxaana dhawaan ay dowladda Soomaaliya ugu deeqday mid kamid ah tallaalka Cudurka COVID-19.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: