Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay.

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo isaga wefdigiisu dalka dib ugu soo laabteen ayaa markale ka tacsiyeeyay qaraxii argagixisadu shalay koox ciyaartooy ah Kismaayo kula beegsadeen, isagoo ka warbixiyay socdaalkiisii London. Ra’iisul Wasaaraha ayaa madaxda dowlad-goboleedyada ku boorriyay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan qabashada doorashooyinka labada aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Dhimasho & dhaawac ayaa ka dhashay Madaafiic saaka ku dhacay Dagmooyinka ka tirsan Gobalka Banaadir
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Xerooyinka Barakacayaasha Baydhabo
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo isaga wefdigiisu dalka dib ugu soo laabteen ayaa markale ka tacsiyeeyay qaraxii argagixisadu shalay koox ciyaartooy ah Kismaayo kula beegsadeen, isagoo ka warbixiyay socdaalkiisii London.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa madaxda dowlad-goboleedyada ku boorriyay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan qabashada doorashooyinka labada aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: