Tarsan oo dib ugu laabtay Nayroobi

HomeWararka

Tarsan oo dib ugu laabtay Nayroobi

Safiirka Soomaaliya ee Kenya Amb. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Nairobi. Maxamuud Nuur Tarsan Safiirka Soomaaliy

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
JIGJIGA sidee looga Ciiday?
Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo ka hadlay xiliga la qabanayo doorashada Kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka

Safiirka Soomaaliya ee Kenya Amb. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Nairobi.

Maxamuud Nuur Tarsan Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa waxaa wehliyay xubno ka tirsan Howlwadeeno ka tirsan Safaaradda.

Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya ayaa dib loo soo celiyay, kaddib muddo lix bilood oo xiriirka labada dal uu go’ay Safaaradahana ay kala rarteen.

Labada dal ayaa safiiradooda todobaadkan dib ugu laabtay Muqdisho iyo Nairobi, si safaaradaha dib loogu furo.

Waxaa dhawaan dib ugu laabtay magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya safiirka dalka Kenya uga wakiil ah wadanka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: