Maamulka Hiirshabeele oo war ka soo saaray fataahada wabiga shabeele

HomeWararka

Maamulka Hiirshabeele oo war ka soo saaray fataahada wabiga shabeele

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada dowlada oo tdobaadkiiba marlagu

Madaxweyne Waare:- “Qorshaha ka bixista AMISOM ee Hirshabelle Hurdo ka toos ayuu noo yahay”
Madaxweyne Farmaajo “waxaan diyaar u nahay inaan soo celinno wada-hadalladii Somaliland”
Ciidamadda dowladda iyo alshabaab oo shabeelaha hoose ku dagaalamay

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada dowlada oo tdobaadkiiba marlagu qabto Magaalada Jowhar.

Shirka golaha Wasiirada ayaa warbixino looga dhageystay wasaaradaha Beeraha, Caafimaadka, Biyaha, Haweenka, Ganacsiga, gargaarka , Qorsheynta iyo Waxbarashada.

Inta badan shirka golaha wasiirada ee maanta qabsoomay waxaa looga hadlayay saameynta fatahaadaha ay ku yeesheen deegaanada hirshabeelle iyo sidii loogu gurman lahaa dadka aay barakiciyeen fatahaadaha.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa faray golaha wasiirada ineey labo jibaaraan howlaha gurmadka ee la garsiinayo dadka uu saameeyay fatahaada Wabiga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: