GAROWE: OLOLAHA GURI & GEED (Waraysi)

HomeWararka

GAROWE: OLOLAHA GURI & GEED (Waraysi)

Guddoomiyaha xaafada Horseed Garoowe Muxubo Maxamuud oo maanta nagusoo booqatay istuudiyaha Daljir ee Garowe ayaa dadka degan xaafada Horseed iyo xaafadaha kaleba ugu baaqday iney xafiiska dhireynta magaalada ay kasoo doontaan dhirtii loogu talagalay in lagu beero afartii xaafadood ee loo asteeyay. Xasan Heykal ayay uwarantay.

Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (dhegayso)
Madaxweyne laftagareen oo xubin muhiim ah magacaabay
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey

Guddoomiyaha xaafada Horseed Garoowe Muxubo Maxamuud oo maanta nagusoo booqatay istuudiyaha Daljir ee Garowe ayaa dadka degan xaafada Horseed iyo xaafadaha kaleba ugu baaqday iney xafiiska dhireynta magaalada ay kasoo doontaan dhirtii loogu talagalay in lagu beero afartii xaafadood ee loo asteeyay.

Xasan Heykal ayay uwarantay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: