RW Rooble oo Magacaabay Xubin Muhiim ah

HomeUncategorized

RW Rooble oo Magacaabay Xubin Muhiim ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Mudanaha la magcaabay in uu sida ugu dhaqsiyaha badan ula wareego xilkiisa, una dar dargeliyo howlaha Xukuumadda horyaalla.

DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo wariye Abdinasir
Baahin: Khamiis, 14 Nov 2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle
Ilka-Dheere oo Ka Badbaaday Dil iyo Dad Loo Qabtay Falkaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Mudanaha la magcaabay in uu sida ugu dhaqsiyaha badan ula wareego xilkiisa, una dar dargeliyo howlaha Xukuumadda horyaalla.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: