Mahdi Maxamed Guuleed oo la kulmay Ergeyga Qatar Al Qahtani

HomeWararka

Mahdi Maxamed Guuleed oo la kulmay Ergeyga Qatar Al Qahtani

Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta la kulmay ergeyga gaarka ah Dowladda Qatar Dr Mutlaq al-Qahtani oo maalmihii

BOOSAASO: Tababar loo soo gabagabeyeey Macaliminta jaamacada Bariga Africa
Maamulka degmadda Boosaaso oo ka hadlay weraarkii lagu qaaday Xarunta Macruuf
Barnaamij gaar ah: Xildhibaan noocee ah ayay shacabku u baahan yihiin? (dhegayso)

Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta la kulmay ergeyga gaarka ah Dowladda Qatar Dr Mutlaq al-Qahtani oo maalmihii la soo dhaafay booqashada ku joogay dalka Soomaaliya.

Kulankan ayaa la sheegay inloogaga wadahadlay arrimo ay ka mid yihiin doorashada, siyaasadda iyo iskaashiga labada dal.

Ergeyga Qatar Al-Qahtani ayaa weli sii wada kulamada uu la leeyahay dhinacyada kala duwan ee siyaasiyiinta dalka,balse illaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay ergeyga dalka Qatar.

Kulamada uu ergeygan la yeelanayo siyaasiyinta ayaa ku soo beegantay xilli arrimaha siyaasada dalka Soomaaliya ay marayso meel xasaasi ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: