Ciidamo Tababar loogu soo xiray xerada Abqaale (Sawirro)

HomeWararka

Ciidamo Tababar loogu soo xiray xerada Abqaale (Sawirro)

Cutubyo kamid ah ciidamada Puntland ayaa Tababar maanta loogu soo xiraay Dugsiga Tababarka ee Abqaale ee gobalka Mudug. Ciidamadan ayaa u ambabaxay

“XAMZA MA MUDNA IN UU MEESHA SII FADHIYO MAADAAMA UUSAN CIDNA MATALIN”
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo ka qaybgalay xaflada daah-furka guddiga xirfadlayaasha caafimaadka Puntland
XUKUMADDA PUNTLAND ILAALINTA AMNIGA TIMIRRE MA AWOODI WEYDAY?

Cutubyo kamid ah ciidamada Puntland ayaa Tababar maanta loogu soo xiraay Dugsiga Tababarka ee Abqaale ee gobalka Mudug.

Ciidamadan ayaa u ambabaxay magaalada Gaalkacyo.

Sawiro laga soo qaaday ciidamada ayaa muujinayay iyagoo saaran gaadiidka gaashaaman loona dhamaystiray qalabkoodii.

Guddiga dib u habaynta ciidamada Puntland ayaa ku howlanaa tayeenta iyo Tababarada ciidamada noocyadooda kala duwan.

Sawirro.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: