Madaxweynihii hore Soomaaliya Cali Mahdi oo Muqdisho lagu Aasay (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynihii hore Soomaaliya Cali Mahdi oo Muqdisho lagu Aasay (Sawiro)

Madaxweynaha Muddo xileedkiisa dhamaaday Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Madaxweyneyaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane S

Nabadoon Sakhiraaye oo bogaadiyeey jawaabti Madaxweyne Deni uu kabixiyeey haddalki Xamse Cabdi barre
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Guddiga doorashooyinka heer qaran oo maanta gaaray Gaalkacyo (dhegayso)

Madaxweynaha Muddo xileedkiisa dhamaaday Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Madaxweyneyaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii hore ee dalka Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo Aas-Qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho.

Diyaaraddii sidday Maydka Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed ayaa markii ay soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde waxaa naxashka marxuumka oo la huwiyey Calanka Jamhuuriyadda ka soo dejiyey cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo qaadayey Saan-murugeysan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: