MAXKAMADA ICJ OO KU DHAWAAQDAY GO’AAN KU SAABSAN DACWADA BADDA (Akhriso)

HomeWararka

MAXKAMADA ICJ OO KU DHAWAAQDAY GO’AAN KU SAABSAN DACWADA BADDA (Akhriso)

Maxkamadda ICJ waxay hadda ku dhawaaqday in dhegeysiga dacwadda Soomaaliya ee ka dhanka ah Kenya ee soohdinta Badda ee labada dal uu billaaban doono Isniinta 15-ka bishaan Maarso, 3-da galabnimo wakhtiga Hague. Akhriso.

Saddex Carruur ah oo Biyo Kula Tageen Togga Xaariso ee Gobolka Mudug (dhegayso)
BOOSAASO: MAXAA LOO DAYACAY GAROONKA CIYAARAHA XAGEESA QABTEEN GUDIGII DAYACTIRKA GAROONKA DHAGAXLIBAAX
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Maxkamadda ICJ waxay hadda ku dhawaaqday in dhegeysiga dacwadda Soomaaliya ee ka dhanka ah Kenya ee soohdinta Badda ee labada dal uu billaaban doono Isniinta 15-ka bishaan Maarso, 3-da galabnimo wakhtiga Hague.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0