Madasha Daljir iyo Degmada Burtinle | Bulsho Tashatay baa Hormar Hiigsata | (daawo)

HomeSAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

Madasha Daljir iyo Degmada Burtinle | Bulsho Tashatay baa Hormar Hiigsata | (daawo)

Madasha Daljir iyo Degmada Burtinle | Bulsho Tashatay baa Hormar Hiigsata | Markii ugu horraysa taariikhda Soomaaliya, siiba tan Puntland, waxaa degma

BARNAAMIJ GAAR AH DEKEDDA GARACAD& XUSEEN MADAR
SAHANKA DALJIR & XAALADA SANTARKA GABOGABO, DDS
EYL: KACDOON LABAAD, ILBAXNIMO & RAADAD TAARIIKH HORE (daawo)

Madasha Daljir iyo Degmada Burtinle | Bulsho Tashatay baa Hormar Hiigsata | Markii ugu horraysa taariikhda Soomaaliya, siiba tan Puntland, waxaa degmada Burtinle ka hanaqaaday wada shaqayn ka bilaabatay shacabka degmada, abuurtay Guddi Hormarineed, heshay oggolaansho maamulka degmada iyo kan dowladda, isku keentay shacabka deegaanka & Dowladda, abaabulka wada shaqayna wada gaaray tuulooyinka degmada, xooladhaqatada deegaanka illaa madaxda sare ee Puntland

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: