Shacabka Xudur oo gargaar la gaarsiyeey

HomeWararka

Shacabka Xudur oo gargaar la gaarsiyeey

Diyaaradaan oo sida gargaar kala duwan kana baxday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta ka degtay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka B

MUQDISHO: 30 sano kadib xalay Tiyaatarka Qaranka waxaa lagu daawaday Filimkii Xaaskii Xabaal qodaha (daawo)
MADASHA DALJIR | Dood kulul oo dhexmartay Danjire Axmed Ciise Cawad, Wasiir Maxamed Cabdiwahaab iyo Wasiir Maxamuud Caydiid Dirir
Guddoomiye Eng.Yarisow “In Muqdisho lagu qabto Shirar Caalami ah waxay ka tarjumaysaa amniga iyo Horumarka Caasimadda”

Diyaaradaan oo sida gargaar kala duwan kana baxday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta ka degtay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bokool.

Diyaaradda oo sida Raashinka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa la wareegay Agabkii saarnaa Maamulka degmada Xudur si Bulshada Magaalada loogu qeybiyo, hayeeshee ay xusid mudan tahay in gurmadkaas uusan ku filneyn

Degmada Xuddur oo muddo 8 Sano ah u go’doonsan Al-Shabaab ayaa waxaa kajirta xaalad Bani’aadanimo oo aad u daran, kadib markii Al-Shabaab ay xoojiyeen culeyska ay saareen degmadaasi Xudur.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa ku sugan degmada Xudur, waxaana kulan uu la qaatay laamaha Amniga uu faray in go’doonka laga qaado degmooyinka Gobolka Bakool

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: