MADAXWEYNAHA OO GUDDOOMIYE IYO GUDDOOMIYE KU-XIGEEN KUMEEL-GAAR AH U MAGACAABAY DEGMADA GAALKACYO

HomeWararka

MADAXWEYNAHA OO GUDDOOMIYE IYO GUDDOOMIYE KU-XIGEEN KUMEEL-GAAR AH U MAGACAABAY DEGMADA GAALKACYO

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr - 02, ku magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmad

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha Agoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha dalalka Turkiga iyo Suudaan
Dowladdaha Qatar & Masar oo Heshiis kala saxiixday
Kiiskii Badda ee kenya iyo Somaaliya oo war cusub laga helay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr – 02, ku magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 80-aad

Markuu arkay: aqoontooda iyo waayo aragnimadooda shaqo

Markuu tixgeliyey: talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland
Wuxuu xeeriyey :-

1. Waxaa Maxamuud Cabdinuur Aadan loo magacaabay Guddoomiye kumeel-gaar ah ee Degmada Gaalkacyo
2. Waxaa Shaafici Cabdullaahi Xaashi loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeen kumeel-gaarka ah ee Degmada Gaalkacyo
3. Xeerkan wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: