Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo qarax lagula eegtay Galgaduud

HomeWararka

Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo qarax lagula eegtay Galgaduud

Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa qarax nooca miinada dhulka lagu aaso ah lagula eegtay inta u dhaxaysa magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gur

Erdogan: Turkiga waxaa uu ka daalay xubinimada Midowga Yurub
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (daawo)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo ( dhegayso| daawo )

Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa qarax nooca miinada dhulka lagu aaso ah lagula eegtay inta u dhaxaysa magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel.

Qaraxan ayaa xiliga uu dhacay waxa ay ciidamadu ku sugnaayeen deegaan lagu magacaabo Birta dheer oo ku yaala inta u dhexeeya Dhuusamareeb iyo magaalada Guriceel.

Majiro ilaa iyo haatan wax war ah oo ka soo baxay maamulka Galmudug oo la xiriira weerarkan miinada ah,mana jirto ilaa iyo haatan cid sheegatay weerarkan.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.com.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: