HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweynaha Jubbaland oo soo jeediyey talo muhiim ah.

Kismaayo, Mar 16 2017-Madaxweynaha Maamulka Jubbland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku taliyay tababarada loo aadayo dalka dibaddiisa in loo soo weeciyo gudaha dalka.

DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.
?Gobollada Bari & Nugaal oo isku haleelay ciyaartii ugu horaysay ee tartanka kubada cagta ee gobollada Puntland.
Imaaraadka Carabta oo Kenya ka taageraya la dagaalanka Al-shabaab

Kismaayo, Mar 16 2017-Madaxweynaha Maamulka Jubbland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku taliyay tababarada loo aadayo dalka dibaddiisa in loo soo weeciyo gudaha dalka.

Axmed Madoobe ayaa arrinkaas ku sheegay in ay lacag badan u soo celineyso dalka, gaar ahaan lacagaha lagu qarash gareyn lahaa tababarada dalka dibaddiisa.

Sidoo kale Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Maamulka Jubbland ayaa sheegay muhiim in ay tahay in la arko tababarada dibadda loo aado in gudaha dalka lagu qabto, isaga oo sidoo kale sheegay in dal walba ay dadkiisa dhistaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: