Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe (daawo)

HomeWararka

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe (daawo)

Madaxweyne Siciid Cabadilaahi Deni oo dib ugu soo laabtay maanta magaalada Garoowe ayaa ka hadlay tanaasulaadkii Puntland ay ka samaysay khilaafkii ku

Caawa iyo Caabudwaaq oo Farmaajeysan (sawirro)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Baashi (dhegayso)
CALI XIRSI: “INADEERKAY AYAA KUJIRA MAAMULKA SOMALILAND,HADAN ARKANA BIXIN MAAYO

Madaxweyne Siciid Cabadilaahi Deni oo dib ugu soo laabtay maanta magaalada Garoowe ayaa ka hadlay tanaasulaadkii Puntland ay ka samaysay khilaafkii ku salaysnaa hanaanka doorashada Soomaaliya ee udhexeeyay Puntland iyo DFS.

waxa uu sheegay in Puntland ay diyaar utahay kaalinteeda in ay ka qaadato dowlad dhiska Soomaaliya.
Madaxweynaha kama uusan hadlin safarkii Nayroobi ee uu uga ambabaxay Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: