Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo Guriceel gaaray

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo Guriceel gaaray

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaamniyo ayaa galabta soo gaaray degmada Guriceel ee Gobolka Galgad

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maxkamadda Hargeysa oo Sadex Sano Xabsi ah ku Riday Abwaanad Nimco Qorane (dhegayso)
Abiy Axmed “Xasilinta Soomaaliya ayaan ka shaqeynayaan”

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaamniyo ayaa galabta soo gaaray degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Maamulka iyo shacabka degmada ayaa si weyn ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha iyo wafdigiisa magaalada Guriceel.
Dhinaca kale madaxweynaha ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu daahfurayay Jaamacad cusub oo laga hirgeliyay magaalada Guriceel.

Madaxweyanaha oo xariga ka jaray Jaamacadda Ceynul-Hayat ayaa sheegay inay muhiimadda weyn u leedahay Horumarinta tacliinta sare ee Galmudug.

Safarka madaxweynaha ayay ku wehliyeen xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug iyo masuuliyiin kale.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: