Guddiga Qaban qaabada Doorashada Xildhibaanada iyo Senatarada Gobolada Waqooyi oo lagu dhawaaqay

HomeWararka

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Xildhibaanada iyo Senatarada Gobolada Waqooyi oo lagu dhawaaqay

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddi Xildhibaano iyo Senataro isugu jira oo qaban

GARBACIISE (DDS): Xaalada dadkii ku barakacay xasuuqii Canfarta (daawo)
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo sheegay inay si deg deg ah Sool u xoreynayaan (Daawo)

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddi Xildhibaano iyo Senataro isugu jira oo qabanqaabada doorashada Xildhibaanada labada aqal ku matali doona gobolada Waqooyi.

Warqadan uu Gudoomiyaha Aqalka sare ku magacaabay guddiga doorashada gobolada Waqooyi ayaa loo kala direy Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxda dowlada goboleedyada.

Qoraalkan ayuu guddoomiyaha Aqalka Sare ku xusay in aan lagala tashan xildhibaanada iyo senatarada gobolada waqooyi ka soo jeeda heshiiskii lagu gaaray magaalada Muqdisho 17kii bishii laga soo gudbay ee September.

Hoos ka akhriso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: