Madaxweynaha Puntland oo xalay casho Sharaf u sameeyay xubnaha Puntland ku metala Goleyaasha DFS

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo xalay casho Sharaf u sameeyay xubnaha Puntland ku metala Goleyaasha DFS

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan casho Sharaf ah u sameeyay xubnaha Puntland ku metala Goleyaasha Dowladda Federaalka a

Warka Caweysin iyo Cabdikhaaliq Wadani, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Warka Duhurnimo iyo Maxamed Xasan Dhalo (dhegayso)
GAALKACYO: Shaqaalaha Ajaaniibta ah oo lagu Amray inay is diiwaangeliyaan

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan casho Sharaf ah u sameeyay xubnaha Puntland ku metala Goleyaasha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa la wadaagay xubnahan warbixin ku saabsan Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan marxaladda doorashada ee dalku marayo iyo dadaalka Puntland ugu jirto inay qabsoomto Doorasho la isla ogolyahay oo wakhtigeeda dhacda.

Madaxweyne Deni ayaa maalmihii ugu dambeyeey Caasimadda Muqdisho ka wadday kulamo gaar gaar ah.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: