HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xildhibaan horay loo soo celiyey oo maanta Garoowe lagu doortay mar kale.

Garoowe, Jan 31 2017-Xarunta Jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe ayaa hadda waxaa lagu soo gabagabeeyey doorashada mid kamid ah xildhibaanada aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya ka soo gelaya Puntland gaar ahaan beesha Ugaar Saleebaan.

DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Sabti_19
Hawlgallo ammaan oo ka socda Galkacyo & bilayska oo baaraya falal danbiyeedyadii hore.
Dalalka G20 oo ugu baaqay dalalka Eurozone in ay kor u qaadaan lacagaha sanduuqa badbaadinta ee dalalkaasi.

Garoowe, Jan 31 2017-Xarunta Jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe ayaa hadda waxaa lagu soo gabagabeeyey doorashada mid kamid ah xildhibaanada aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya ka soo gelaya Puntland gaar ahaan beesha Ugaar Saleebaan.

Kursigaani ayaa waxaa mar kale ku guulaysatay Cabdi Maxamuud Afdhuub, oo horay loosoo celiyey wuxuuna hadda mar kale noqday xildhibaanka ka soo baxay beeshiisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: