HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xarun lagu dawaynayo xanuunka qaaxada oo laga hirgeliyey degmada Bandar-bayla.

Bandar-bayla, Jan 19 2017-Degmada Bandar-bayla ee gobolka Karkaar ayaa waxaa wasaaradda caafimaadka ee dowladda Puntland ay markii ugu horaysay ka hirgelisey xarun cusub oo loogu talagalay in lagu dabiibo dadka qaban cudurka Qaaxada.

Ciidamada kenya oo si rasmi ah ugu biiraya Amisom asbuuca soo socda
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo M CC Kooshin.
DHEGEYSO-Faysal Cali Waraabe oo farriin u diray barlamaanka Soomaaliya.

Bandar-bayla, Jan 19 2017-Degmada Bandar-bayla ee gobolka Karkaar ayaa waxaa wasaaradda caafimaadka ee dowladda Puntland ay markii ugu horaysay ka hirgelisey xarun cusub oo loogu talagalay in lagu dabiibo dadka qaban cudurka Qaaxada.

Madaxa qaaxada Puntland Dr Cali Xasan oo kamid ahaa mas’uuliyiintii ka qaybgalay furitaanka xarunta cusub ayaa waxa uu sheegay in xaruntaani ay waxbadan ka qaban doonto baahidii dadka kunool bariga gobolka Karkaar u qabeen xarun nooceeda ah.

http://daljir.com/DHEGEYSO-Xarun lagu dawaynayo xanuunka qaaxada oo laga hirgeliyey degmada Bandar-bayla.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: