Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray Waddo cusub oo laga hirgeliyay degmada Galdogob.

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray Waddo cusub oo laga hirgeliyay degmada Galdogob.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xariga ka jaray Wado cusub oo laga hirgeliyay degmada Galdogob. Wadadan

Puntland oo gudbisay xubnaha Guddiga doorashooyinka (Akhriso)
Caawa & Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi (DHEGAYSO)
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xariga ka jaray Wado cusub oo laga hirgeliyay degmada Galdogob.

Wadadan cusub oo laami ah dhererkeeduna yahay 1.6 KM, Waxay halbowle muhim ah u noqonaysaa Isu socodka Bulshada degmada Galdogob.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyey dadaalka Masuuliyiinta Dowladda oo kaashabaya Hay’addaha USAID, ay ku bixiyeen in dhismaha wadadan sidii loogu talagalay u hirgalo.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa markii uu wadada xariga ka jaray ku dhex lugeeyay magaaladda isagoo wakhti la qaatay bulshada qeybaheeda kala duwan.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • mr.cocot 4 years ago

    Waxaan raadinayaa haweeney is qaba oo Soomaaliya ah, waxaan ku bixin doonaa $ 20 000 doolar.
    Soo wac +421 944 511 994

DISQUS: