Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo gudi magacaabay

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo gudi magacaabay

Madaxwayne kuxigeenka Dowlad Galmudug ahna kusimaha Madaxwaynaha, Cali Daahir Ciid ayaa magacaabay Guddigaa qaban qaabadda Munaasabadda Ciida Carafo. Xubnaha Guddiga oo ka kooban 5 Xubnood ayaa laga soo xulay Wasiirada Maamulka Galmudug iyo Guddoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb, waxaana ay Shaqadooda tahay qaban qaabada iyo howlaha la xiriira Maalmaha Ciida.

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (daawo)
Bandow xalay ka dhaqan galay guud ahaan Puntland (dhegayso)
Muxuu Aadan Madoobe kala hadlay musharrixiinta Koonfur Galbeed?

Madaxwayne kuxigeenka Dowlad Galmudug ahna kusimaha Madaxwaynaha, Cali Daahir Ciid ayaa magacaabay Guddigaa qaban qaabadda Munaasabadda Ciida Carafo.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 5 Xubnood ayaa laga soo xulay Wasiirada Maamulka Galmudug iyo Guddoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb, waxaana ay Shaqadooda tahay qaban qaabada iyo howlaha la xiriira Maalmaha Ciida.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: