Madaxweynaha Puntland oo Shirki Guddiga amniga hogamiyey (Swiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Shirki Guddiga amniga hogamiyey (Swiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Gaalkacyo, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga ee

MAANHADAL: Wadahadalada DFS iyo maamulka Soomaaliland (dhegayso )
Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddi ka kooban Shan xubnood
Wasiir Axmed Cawad oo shir uga qeyb galay Jeddah

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Gaalkacyo, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga ee Gobolka Mudug.

Kulanka oo looga hadlay Amniga Gobolka Mudug iyo guud ahaan Puntland, waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Taliyeyaasha Guud ee Ciidamada Daraawiishta iyo Booliiska ee Dowladda Puntland, La taliyeyaasha Madaxweynaha ee dhinaca Amniga, xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Xildhabaano qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha ee Gaalkacyo ku sugan.


Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: