Dr Maxamed Jamac Geelle oo ka hadlay Halista caafimaad ee Bacda (dhegayso)

HomeWararka

Dr Maxamed Jamac Geelle oo ka hadlay Halista caafimaad ee Bacda (dhegayso)

Bacda oo ah shay inta badan dadka Soomaaliyeed ka mid noqday noloshooda caadiga ah, una adeegsadaan adeegyo kala duwan ayaa la tilmaamayaa in ay leedahay halis aan la dhanyalsan karin oo dad, duunyo iyo deegaan ah. Dr Maxamed Jamac Geelle waa dhakhtar caadimaad, waxaana uu ka hadlayaa halista bada.

Ra’iisul Wasaare khayre oo kulamo la qaatay Odayaasha ka shaqeeya xoojinta nabadda iyo xasiloonida Gaalkacyo
Warka Fiidnimo, Xuseen Xadaari, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre Maanta Magaalada Doxa Kaga Qaybgelaya Shir Muhiim ah

Bacda oo ah shay inta badan dadka Soomaaliyeed ka mid noqday noloshooda caadiga ah, una adeegsadaan adeegyo kala duwan ayaa la tilmaamayaa in ay leedahay halis aan la dhanyalsan karin oo dad, duunyo iyo deegaan ah.

Dr Maxamed Jamac Geelle waa dhakhtar caadimaad, waxaana uu ka hadlayaa halista bada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: