Waxgaradka degmadda Towfiiq oo shir ku yeeshay Magaaladda Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka degmadda Towfiiq oo shir ku yeeshay Magaaladda Garoowe (dhegayso)

issimada dhaqanka Beesha Saleeban Cabdalle oo shir ku yeeshay Garoowe,kaas oo ay kaga tashanayeey kursiga Xildhibaanka Beesha Tawfiiq ee Dowladda Fede

Guddoomiyaha Ururka Sincad Eng Jabiye oo gaaray Xarfo
Warka Duhurnimo, Xuseen Cabdi Jimcaalle, Daljir Bossaaso(dhegayso)
Dhaq dhaqaaqa Ganacsi ee Dekadda Boosaaso oo dib u bilaabatay (dhegayso)

issimada dhaqanka Beesha Saleeban Cabdalle oo shir ku yeeshay Garoowe,kaas oo ay kaga tashanayeey kursiga Xildhibaanka Beesha Tawfiiq ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa tageeray waxgaradka degmadda Towfiiq ee gobalka Mudug.

Kulanka ayaa ahaa mid ay Beesha isugu imadeen ka tashiga aayahooda iyo sidi ay u heli lahayeen Kursiga xildhibaan ee DFS,waxaana kulanka ka hadlay qaybaha kala duwan ee waxgaradka degmadda Towfiiq ee gobalka Mudug.

Xaaji Cabdulaahi ayaa tageeray shirkaas ka qabsoomay Magaaladda Garoowe ee looga hadlayeey masiirka Beesha degta Towfiiq,

Hoos kaga bogo Waraysiga

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: