Xeerarka dhameystirka Doorashooyinka Qaran oo Golaha Shacabka loo qeybiyay

HomeWararka

Xeerarka dhameystirka Doorashooyinka Qaran oo Golaha Shacabka loo qeybiyay

Guddiga Diyaarinta Xeerarka dhameystirka Doorashooyinka Qaran oo maanta qeyb ka ahaa Kulanka golaha Shacabka ayaa Xildhibannada u qeybiyay afarta xeer

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay geerida AUN Cabdirashiid Maxamed Xirsi
Iiraan oo sheegtay inay xukun dil ah ku xukuntay rag la shaqeynayay CIA-da Mareykanka

Guddiga Diyaarinta Xeerarka dhameystirka Doorashooyinka Qaran oo maanta qeyb ka ahaa Kulanka golaha Shacabka ayaa Xildhibannada u qeybiyay afarta xeer ee Doorashada ee loo saaray inay soo diyaariyaan.

Xeerarka ay Guddiga Golaha u qeybiyaan ayaa waxaa ay kala yihiin,, Mataalada Gobolka Banaadir, Qoondada Haweenka, Xeerka Asteynta iyo Daadajinta Kuraasta Baarlamaanka iyo habka Nidaamka Doorashada Xubnaha Gobolada Waqooyi ee loo yaqaano Somaliland.

Horay guddiga waxaa ay u shaaciyee in matalaada Aqalka Sare ee Gobolka Banaadir ay noqoto 7 kursi walow ay jiraan dad diidan hadane la isku raacay Go’aankii hore ee ahaa 7 Kursi ee matalaada Gobolka Banaadir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: