HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xoolaha Puntland oo la gaarsiinayo gurmad caaafimaad.

Garoowe, Dec 07 2016-Wasaaradda xanaanada xoolaha iyo waraabka ee dowladda Puntland ayaa wada qorshe ballaaran oo ay takhaatiir xoolaha ah ugu dirayso deegaamada miyig ah ee Puntland.

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Arbaco_11
Wiil Somali Ah oo Lagu Dilay Swedan
Baahin: Arbaca, 25 Dec 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Garoowe

Garoowe, Dec 07 2016-Wasaaradda xanaanada xoolaha iyo waraabka ee dowladda Puntland ayaa wada qorshe ballaaran oo ay takhaatiir xoolaha ah ugu dirayso deegaamada miyig ah ee Puntland.

Aadan Cartan, Agaasimaha waaxda xanaanada xoolaha Puntland ayaa sheegay in ujeedkoodu yahay sidii dawooyin iyo adeeg caafimaad loo gaarsiin lahaa xoolaha ay abaartu saamaysay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: