Garowe: Dhalinyarada kasoo jeeda DDS oo kulan isugu yimi (Muuqaal)

HomeWararka

Garowe: Dhalinyarada kasoo jeeda DDS oo kulan isugu yimi (Muuqaal)

Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada kasoo jeeda dowlad deegaanka Soomaalida ee ku sugan Puntland gaar ahaana caasimada Garoowe ayaa daaran

Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ka qaybgalay Daah furka todobaadka Dhiraynta Puntland

Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada kasoo jeeda dowlad deegaanka Soomaalida ee ku sugan Puntland gaar ahaana caasimada Garoowe ayaa daaranaa arimo ay kamid yihiin, isku xirka dhalinyarada ku sugan Puntland ee kasoo jeeda deegaanka, xiriirka dhalinyarada gudaha dowlad deegaanka iyo kuwa banaanka, wada shaqaynta dowlada deegaanka iyo dhalinyarada halkan jooga iyo hambalyo loo diray wasiirka cusub ee wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlada deegaanka Somalida mudane Cumarsiyaad Ibraahim Axmed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: