HomeUncategorized

DHEGEYSO-Boocame iyo deegaamo hoos yimaada oo xaalad culusi kajidho.

Garoowe, Nov 29 2016-Deegaamo badan oo kamid ah dhulka Soomaalidu degto ayaa waxaa ka taagan xaaladdii ugu xumayd ee abaareed, kadib markii lawaayey roobkii Dayrta halka deegaamada qaar aysan labo nur doogsan.

Ciidammo Itoobiyaan ah oo soo galey goblka Hiiraan. [Akhris …]
Mudaaharaado rabshado wata oo ay ku dhinteen 3 qof, kuna dhaawacmeen 20-neeyo qof oo ka dhacay Hargeysa. [Dhegaysi …]
Shirweynihii Beesha FIQI XIRSI oo maalintii 11-aad ka socda Baliga JEEDALOW qodobo bandanna laga dooday, (Sawirro).

Garoowe, Nov 29 2016-Deegaamo badan oo kamid ah dhulka Soomaalidu degto ayaa waxaa ka taagan xaaladdii ugu xumayd ee abaareed, kadib markii lawaayey roobkii Dayrta halka deegaamada qaar aysan labo nur doogsan.

Degmada Boocame ee gobolka Sool ayaa kamid ah deegaamada ay sida culus u saamaysay abaarto iyadoona xilligii kaliishii ay kusoo hayaameen dadkii ugu badnaa oo xitaa qaar kayimaadeen dhanka Soomaaliland.

Mid kamid ah waxgarka degmada Boocame ayaa Idaacadda Daljir u sheegay in xaaladdu xilligaan culustahay loona baahan yahay in dowladda Puntland iyo shacabkeedu ka qayb qaataan gurmadka dadkaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: