Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay odayaasha Goobweyn

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay odayaasha Goobweyn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Masuuliyiin kala duwan oo uu kamid yahay Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo

Wasiir Beyle oo sheegay in dib loogu noqonayo mashruuca horumarinta Dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedyada & G Banaadir (Daawo)
Mareykanka oo ka baxaya heshiiskii Turkiga ee diyaaradaha F-35
Garoowe: Doorka Haweenka ee Arimaha Siyaasadda iyo nabadda

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Masuuliyiin kala duwan oo uu kamid yahay Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo qaar kamid ah Masuuliyiinta labada gole ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta qado sharaf loogu sameeyay deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubbada Hoose.

Munaasabadan ayuu Madaxweynahu ugu tala galay Masuuliyiinta kala duwan iyadoo lagu maamuusayo Munaasabada Ciidul fidriga.

Sidoo kale inta uu Madaxweynahu halkaas ku sugnaa waxaa uu la kulmay qaar kamid ah Bulshada ku nool deegaankan isagoo u kuur galayay sida ay u socdaan howlaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ay ka wado halkan gaar ahaan dhinacyada Nabadgalyada iyo Hormarka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: